Sunday, March 24, 2013

Isku Aadka Wareega Sideeda ee Europa League oo manhunter sameeyay...

Isku Aadka koobka Europa league ayaa lagu dhawaaqay Maanta Xili la sameeyay kii Champions league. Wareegan oo ay isugu hareen Sideed koox ayaa waxaa laga soo calaamadeeyay Kooxda England ee Chelsea iyo kooxda Russia Rubin Kazan. Kooxahan ayaa lugta hore waxaa ay ku ciyaari doonaan garoonka Stamford Bridge. Sidoo kale Newcastle ayaa ku soo aaday kooxda Banfica halka Tottenham ay Basel manhunter ciyaareyso Isku Aadka Wareega 8da Europa League: Chelsea v Rubin Kazan Spurs v Basel Fenerbahce v Lazio Benfica v Newcastle.

Via: [Live Football] Triglav - ND Gorica - Slovenia Prva liga telekom

No comments:

Post a Comment